U dir lacag Bangladesh
Caddada la dirayo: | 0.00 GBP |
Khidmada: | 0.00 GBP |
Lacagta guud: | NaN GBP |
Wuxuu heli doonaa: | 0.00 BDT |
Miyaad si joogto ah lacag ugu dirtaa dibadda oo ku socoto qoyska iyo asxaabta ku sugan gudaha Bangladesh? TalkRemit waa adeeg lacag diris oo onlayn ah oo degdeg ah, sugan oo qiimo jaban oo loogu talagalay lacag dirista Bangladesh. Dagalkayaga lacag dirista caalamiga ah iyo app-kayaga lacag dirista onlaynka ah ee ammaanada leh ayaa ah habka ugu fiican ee lacag loogu diro Bangladesh. Waa ammaan, la isku haleyn karo wuuna sahlan yahay.
Sida lacag loogu diro Bangladesh
U dirista lacag Bangladesh waxaa sahlay TalkRemit. Dagalkayaga onalynka ah iyo app-kayaga lacag dirista ee sida sahlan loo isticmaali karo ayaa awood kuu siinaya inaad lacag dirto daqiiqado qudahooda iyadoo aysan jirin lacago qarsoodi ah oo lagugu soo dallacayo ama dib-u-dhacyo ku niyad-jebiya. Haddii aad u direyso lacag koontada baanka, goob lacag laga qaato ama aad isticmaalayso koontada telefoon ee dhijitaalka ah, waa kuu diyaar.
U dirista lacag Bangladesh waxaa aad u sahlay TalkRemit
Si aad lacag ugu dirto Bangladesh, onlayn ahaan ama adoo u marayo app-kayaga lacag dirsita ee telefoonka gacanta, kaliya raac saddexdaan tallaabo ee fudud:
- 1Geli caddadaSi sahlan u geli caddada aad rabto inaad dirto halka maran ee laguu diyaariyay
- 2Xulo lacag-qaatahaXulo lacag-qaate cusub ama jira – waxaad si sugan u keydsan kartaa macluumaadka lacag-qaataha si aad si dhakhso ah lacagaha ugu dirto
- 3Xaqiiji oo dirSoo-koobistayada muhiimka ah waxay ku siinaysaa kala qoqobida lacagta aad rabto inaad dirto. Dib-u-eeg oo u dir lacag Bangladesh!
Sameyso eWallet sugan si aad ugu raaxeysato u dirista lacagaha si dhakhso badan Bangladesh
Ma rabtaa inaad lacag u dirto Bangladesh si dhakso ah adoo adeegsanayo TalkRemit? Astaantayada eWallet (koontada telefoonka ee elektarooniga ah), waxaad lacag ugu diri kartaa Bangladesh kaliya dhowr gujin oo aad ka sameyso telefoonkaaga casriga ah. eWallet-yada ama koontooyinka telefoonka gacanta ayaa xal fiican u ah dadka si joogto ah lacag dibadda ugu diraan.
eWallet-ka TalkRemit wuxuu leeyahay degdegsiimo, habboonaan iyo heer kale oo sugnaan. Si sugan ugu keydso macluumaadka kaarkaaga barnaamijkayaga oo u dir lacag Bangladesh il-biriqsiyo gudahooda. Lacag ku shubo koontada telefoonkaaga gacanta adoo u marayo kaarka amaahda, kaarka baanka ama lacag dirista baanka.

App-ka lacag u dirista Bangladesh
- U dir lacago si dhakhso badan Bangladesh adoo u marayo telefoonkaaga gacanta
- Soo dejiso app-kayaga lacag dirista oo isticmaal telefoonkaaga gacanta si aad lacag ugu dirto laamaha lacag qaadasho ee ku yaala Bangladesh.App-kayaga sida sahlan loo isticmaali karo wuxuu awood kuu siinayaa inaad lacag u dirto Bangladesh oo ugu dirto fariimo wadasheekeysi oo degdeg ah si lacag la'aan ah asxaabta iyo qoyska!
Sababtee loo adeegsadaa TalkRemit marka lacag loo dirayo Bangladesh?
TalkRemit waa app lacag diris oo onlayn ah oo ammaano leh waana adeeg wadasheekeysi oo degdeg ah oo loogu talagalay qurbajoogta. Waa arrinkan sababta dadka ay u isticmaalaan TalkRemit si ay lacag ugu diraan Bangladesh…
Lacag diris qiimo jaban
- Ma jiraan khidmado qarsoodi ah
- Lacag diris qiimo jaban
- Hel isla markiiba Qaansheeg Degdeg ah
Gaarsiin sugan
- Lacag diris sugan
- Damaanad-qaad lacag-bixin dhammaan xawilaadaha
Adeeg degdeg ah
- Lacag diris isla markiiba ah
- Risiidyada isweydaarsiga lacageed oo toos ah
- Lacag dirista telefoonka gacanta iyo lacagaha eWallet-ka
Wadasheekeysi degdeg ah
- Wadasheekeysi degdeg ah iyo wicitaano muuqaal oo lacag la’aan ah
- Si toos ah xiriirada uga casum app-ka
- Habka fudud ee lagu ogeysiiyo dadka inay lacag u soo socoto
Hel sarifka lacagaha qalaad ee ugu fiican markaad u dirayso lacago Bangladesh
TalkRemit waxaa ka go’an bixinta sarifka lacagaha qalaad marka lacag loo dirayo Bangladesh, laga bilaabo GBP, iyo lacagaha kale qalaad, ilaa BDT.
Waxaan hoos u dhignaa khidmadaha u dirista lacagaha Bangladesh oo khidmadahayagu imminka waa kuwa ugu hooseeyaan suuqa! Ku dir oo ku tashiilo lacag TalkRemit.
Sida lacag loogu diro Bangladesh
U dirista lacag Bangladesh waxaa aad u sahlay TalkRemit. Ma jiraan dib-u-dhacyo ku niyad-jebiya ama lacago culus oo lagugu soo dallacayo. Waxaad lacag u diri kartaa Bangladesh daqiiqado gudahooda, adoo jooga guriga ama adoo socda. Ma jiraan wax dalacaado qarsoodi ah oo TalkRemit waxay bixisaa khidmadda ugu hooseysa ee suuqa laga helo ee dirista lacagaha onlaynka ah!
Dooro inaad rabto in aad lacag u dirto dibadda adoo isticmaalayo kaarka amaahda, kaarka baanka ama koontada telefoonka gacanta. Adiga ayay kugu xiran tahay. U dir lacag goobaha lacag-qaadashada ee ku yaala Bangladesh, onlayn ahaan ama adoo u marayo telefoonkaaga gacanta. Aad ayay u fududahay!
Su'aalaha badanaa la isweydiiyo
Waa maxay xaqiijinta aqoonsiga?
Waxaan u baahan nahay inaan ogaano cidda aad tahay. Nooca shirkadayadu ee tahay darteed ayaa waxaa nalooga baahan yahay inaan si sharci ahaan hubinno macamiisheena dhmaantood.
Habka xaqiijinta waxaa ka mid ah bixinta ama nalawadaagida caddeyntaada cinwaanka meesha aad dagan tahay. Waxaan caadi ahaan isku daynaa inaan hubinno xaqiijinta aqoonsigaaga iyo ciwaankaaga si otomaatig ah, laakiin mararka qaarkood waxaan kaaga baahanahay inaad soo dirto caddeyn.
Haddii aan u baahanahay macluumaad dheeraad ah waan kula soo socodsiin doonnaa. Hadaanan ku weydiin, ooma baahnid inaad wax soo dirto. Dukumentiyada waad soo galin kartaa wakhti kasta adiga oo u sii gudbaya boggaaga astaanta.
Goorma ayey lacagteydu imaan doontaa?
Waqtiga gaarsiinta ayaa ku kala duwanaan doonna iyadoo kuxiran xulashooyinka lacag bixinta dalkasta:
1. Koontada bangiga - laga bilaabo isla markiiba illaa 3 maalmood oo maalmaha shaqada.
2. Boorsada mobilada - isla markiiba (illaa 5 daqiiqo)
3. Qaadashada kaashka ah - isla markiiba (illaa 5 daqiiqo)
Waqtiyo gaar ah oo lacag bixin ah ayaa laga hubin karaa dal kasta gudaheeda foomka dir Lacagta.
Fadlan sidoo kale la soco in, xaaladaha qaarkood, waqtiga gaarsiinta macaamilkaaga laga yaabo inay saameyn ku yeelato maalinta, dalka loo dirayyo iyo habka xulashada lacag bixinta.
Sidokale, si loo raaco xeerarka kala duwan ee adduunka, waxaan u baahan karnaa macluumaad dheeri ah oo ku saabsan macaamilkaaga, oo laga yaabo inuu daaho xawaaraha guud ee gaarsiintaada.
Macluumaad noocee ah oo qaataha lacagta kusaabsan ayaan u baahanahay inaan bixiyo?
Waxaan ku weydiin karnaa macluumaad kala duwan iyadoo kuxiran meesha aad u direeyso (wadaanka) iyo ikhtiyaarka lacag bixinta la xushay.
Mar walbo oo aad lacag direyso, macluumaadka qaataha lacagta oo aan u baahan nahay waxaa ka mid ah:
- Magaca buuxa
-Cinwaanka (tan waxaa ka mid noqon kara; magaca wadada, lambarka dhismaha, koodhka boostada, magaalada, dalka)
Maaddaama aan nahay hay'ad maaliyadeed oo eey maamusho Maamulka Dhaqanka Dhaqaalaha ee Boqortooyada Midowday, xaaladaha qaarkood, waxaan weydiisan karnaa macluumaad dheeri ah oo ku saabsan qaatahaaga, sida taariikhda dhalasho ama nuqul aqoonsi ansax ah.
Waxaa la naga helaa Dunida oo Dhan
TalkRemit waa Shirkad Lacagaha Elektarooniga ah (EMI) oo oggolaansho buuxda haysato, ay jaangooyaan FCA. Tiknoolajiyadayada hormuudka u ah shirkadaha iyo aaladahayaga ilaalinta xogeed ee xooggan ayaa macluumaadkaaga ka dhiga kuwo sugan. Waxaa naga go’an hubinta inay sugan yihiin dirista lacagaha, intaas waxaa dheer inaan bixino damaanad-qaad lacag-celin!