Waxaanu macaamiisha TalkRemit la socodsiinaynaa in aanu dib u bilawnay lacag dirida Nigeria. Iyada oo lacagaha laga qaadan karo bangiyada GT iyo Fidelity. Sidoo kale waxaan kordhin doonaa tirada bangiyada nalaga heli karo usbuucyada soo socda. Marka hore hubi qofka aad u direyso inu leeyahay koontada bangiga ee doolarka Mareykanka.

Akhri wax dheeraad ah

Xawaaladda Qaabka Netherlands ilaa Nigeria

Degdeg. Amaan. Qiimo Jaban.
Caddada la dirayo: 0.00 EUR
Khidmada: 0.00 EUR
Lacagta guud: NaN EUR
Wuxuu heli doonaa: 0.00 NGN

Waxaan aaminsanahay in qiimayaasha Xawaaladuhu uu noqdaan kuwo cadaalada ku salaysan. Qiimaha hadda lagu diro lacagaha dibedda celcelis ahaan 7%. In kasta oo tani ka yar tahay toban sano ka hor, waxaan isku dayeynaa inaan hoos u dhigno kharashka xitaa in ka badan iyadoo la siinayo beddelaadyo xagga Xawaaladaha lacagaha badan ee Bangigu wado ay ku socdaan ugu badan ee Xawaaladaha corridors.

How To Transfer Icon

Sideen lacag uga diraa xawaaladda Netherlands ilaa Nigeria

TalkRemit waxay samaysaa inay si fufud lacagaha ugu kala xawisho Netherlands ilaa Nigeria sidoo kale adeeggeena lacag Xawilaadda Caalamiga ah waxa uu kaa caawinayaa inaad isku bedeshi lacago kala duwan sida EUR ilaa NGN isla markiiba. Adeeg kasta oo aad isticmaasho, lacagta waxaa lagaga soo ururin karaa oo ah lacag qaadis ama laguugu shubi karaa Koontadaada Bangiga.

U dirso EUR ilaa isla hadda u isticmaal Websaydkeen si saaxiibtinimo ah.

Ka Xawilo lacagta ilaa NGN adigoo isticmaalaya Appkeena fudud.

How To Transfer

Sidee ayaan lacag uga diri karaa Netherlands ilaa Nigeria

TalkRemit waxay kaa caawin kartaa xawilaad lacagta ka imanaysa Netherlands ilaa Nigeria, oo leh dhakhsasho iyo qiima jaban, ma jiraan wax khidmad ah oo qarsoon, mana jiraan shuruudo gaar ah, iyo helitaan lacagta kaash ah ama xisaab bangiga waa mid fudud ah. adeegeena xawilaadda Caalamiga ah, ayaa leh ikhtiyaarkaaga kowaad sababtoo ah adeegyadeenu waa:

  • Degdeg ah – waxaanu ka dhigaynaa hawsha mid fudud oo diyaarsan sababtoo ah lacagta loo diro Dibadda mahaa inay qaadato maalinta oodhan. Hadab samayso eWallet keena si aad lacagta ugu dirto xataa si dhakhso ah. Hadab samayso eWallet keena si aad lacagta ugu dirto xataa si dhakhso ah.
  • Ammaan ah – adeegayadeena waa laga ilaaliyay waxa khayaano ah waxaana damaanad qaaday ha’yaddaha caalamiga ah ee Financial Conduct Autority (FCA) ee Dalka Ingriiska.
  • Qiima Jaban ah – waxaanu bixinaa Qiima Macquul ah oo Jaban si aan ugu dirno lacagaha adduunka oodhan. Khidmadaheena Xawilaadaha ee laga helo Netherlands ilaa Nigeria waxa ay ka mid yihii kuwa ugu hooseeya marka loo eego Qiimaha Suuqyada Caalamiga ah.

TalkRemit waxa ay ka caawinaysaa Muhaajiriinta ku nool oo ay ku xidhaysaa Asxaabtooda iyo Qaysaskooda ku nool adeeggeena waa mid leh dhakhsasho, ammaan ah iyo fududaynta Xawilaada lacagaha Aduunka oo dhan.

Sida loo bilaabo

Xawilaadda lacagta caalamiga ah oo ka timi Netherlands ilaa Nigeria waa mid fududahay

si aad lacag uga dirto Netherlands ilaa Nigeria habka khadka internetka ah ama u marinaya Appka Xawilaadda Moobeeladeena, adigoo raacaya saddexdan talaabo ee fudud.

  • 1
    Dooro Qadarka Lacagtaada.
    Geli qadarka aad doonaysid inaad xawisho halka laguu baneeyey
  • 2
    waxa nooga sheegta xogta qofka qaataha ah.
    nasii waxa xog ah oo ku saabsan qofka, kaasoo aad doonayso inaad u xawisho lacagtan.
  • 3
    Xulo Habka lacag Qaadis.
    Lacagta waxaad dhigan kartaa Bangiga ama qof ahaan ayaa loo soo ururin karaa.
Coins

Si aad lacag uga dirto xawaaladda Netherlands ilaa Nigeria oo leh eWellet dhaqso badan oo Ammaan ah.

haku celin naftaada. ee badbaadso wakhtigii kaaga lumi lahaa xawilaadda lacagtaada caadiga ah, oo samayso e-Wellet. sababtoo ah e-Wallet-keena wuxuu kuu ogolaanayaa inaad lacag ku dhigato adiga oo samaynaya taabasho keliya. kuna kaydso kaadhkaaga, xidhiidhadaada, iyo qaababka lacag bixinada is aad dib ugu isticmaasho xili kasta oo aad diyaar u tahay inaad lacag u xawisho Asxaabtaada iyo Qayskaaba.

Is Ka ilaali. Ku keydi xogta kaadhkaaga nidaamkeena ammaanka ah si aad wakhtiga walba uga ilaaliso oo aad uga fogayso khayaanada iyo tuugada. Waxaa na xakameynaysa Hay’adda Financial Conduct Authority (FCA) ee Boqortooyada Ingiriiska oo si buuxda u hoggaansameysa Payment Card Industry Data Security Standard (PCI DSS). Nidaamyadeenu aad ayey u fiican yihiin, waxaan ku siineynaa 100% lacag celin dammaanad ah haddii weligeed dhibaato jirto.

E Wallet
Talkremit Mobile App
Dollar Icon

Netherlands ilaa Nigeria App ka xawilaadda lacagta ee

  • isticmaal Appka fudud ee Xawilaada Lacagta oo Xawaaraha Sare leh..
  • Habkeena amaanka ah ku badbaadso xogta xidhiidhada,taariikhda lacag bixinta iyo hababka bixinta
  • Ku xidhnow Appkeena Xawilaadda kaasoo inta badan diyaar ayuu u yahay inuu ku caawiyo asxaabtaada iyo qayskaag.
How To Receive Icon

Si fudud ku hela lacagta u dirso si fududna

Appkeenu waxa uu culayska oo dhankam qaadayaa habka lacag dirista Caalamiga ah ee (Wire Transfer). fursadeena wanaagsan iyo qaabdhismeedkeena dabacsan ayaa naga qaadaya dhamaan dhibaatooyinka ka iman kara helitaanka lacagta caalamiga ah ee (Wire Transfer)

Waxad dooran kartaa inaad lacag ku shubatid Kootadaaga Bangiga. Markaad u baahato kaash, waxad samayn kartaa lacagtaadii oo diyaar ah inaad kula baxdo cadaan. Sidoo kale e-Wellet ku waxa uu kaa caawinayaa inaad si toos ah lacag uga dirsato Moobeelkaaga sidoo kalena aad u dirto moobeel kale lacagta.

Markasta oo aad doorato Nidaamkayaga Ammaanka ah, waxan kuu ilaalin doonaa lacagtaada ilaa ay si Ammaan ah ku gaadho Asxaabtaada iyo Qayskaaga Gacmohooda.

Flexible Money Transfers
Star

Xawaaladaha waxay Taageertaa Qoysaska iyo Bulshooyinka

Hay’adda Qaramada Midoobay ee UN . waxay u diyaar garowday inay yareyso qiimaha xawaaladaha 3% sanadka 2030. Waxaan soo dhaweyneynaa talaabadan waxaana rajeynaynaa in Wadamadu ay iska kaashadaan yareynta sinaan la aanta kajirta marinada lacagaha. Hamigeennu waa inaan ka dhigno Xawaalad kasta iyo dariiqa Xawaaladaha mid caddaalad ah oo qiimo leh intii suurtagal ah.

Diwaan Xisaabeedka Caalamiga ah ee Xawaaladaha ayaa qayb muhiim ah ka ah dhaqaalo badan oo adduunka ah. 70% lacagaha ku jira socodka Xawaaladda waxaa loo isticmaalaa baahiyaha degdegga ah, sida cuntada, hoyga, iyo dharka. Si kastaba ha noqotee, inta hartay ee 30% ee Xawaaladaha waxay u taagan tahay maalgelin kale oo lagu sameeyo Dalalka adduunka oo dhan.

video poster
Star Icon

ugu dir lacagtaada Wadanka Dibadiisa Xawaaladda TalkRemit kuna kaydso lacagtaada.

ka dirso lacagta xawilaada Netherlands ilaa Nigeria way ka qaalisantahay talkremit, waxaan nahay wadada ugu wanaagsan xawilaada lacagaha oo laagu talagalay sadexdan sababood awgood,

  • ma jiraan wax khidmad ah oo qarsoon ama khidmada adeegga
  • waxa naga helaysaa xadi ku haboon isku bedelka lacagaha EUR ilaa NGN.
  • waxaan ku siin karaa Quote degdeg ah oo isla markiiba kaa caawinaysa xulashooyinka
Currency Rates

Su'aalaha badanaa la isweydiiyo

Waa maxay noocyaha aqoonsiga ee aad aqbashaan?

Waxaan aqbalnaa aqoonsi walba oo doowladda eey bixiso. Fadhlan hubi in macluumaadka soosocda eey ku yaaliin aqoonsigaaga:


  • Lambarka dukumentiga
  • Sawirkaaga
  • Magacaaga oo buuxa
  • Taariikhda dhalashadaada
  • Saxiixaaga
  • Taariikhda dhicida aqoonsiga
Noocyaha aqoonsiga aan aqbalno waxaa ka mid ah:


  • Baasiboorka
  • Aqoonsiga guud ee dalka
  • Leeysinka darawal nimada

Sideen ku ogaanayaa in lacagteydu eey aamin noqon doonto?

Lacagtaadu waxay ku jirtaa gacmaha aaminka ah ee 'TalkRemit'. Qalabkayaga lacag bixinta ayaa buuxiyo heerarka waafaqsanaanta PCI-DSS, sidaa darteed, faahfaahinta kaarkaaga bixinta ayaa la ilaaliyaa, halka nidaamkeena lagu shaqeynayo iyadoo la adeegsanayo sirta SSL-ga ah iyo firewalls-ka si loo hubiyo in macluumaadkaaga si badbaado leh loo gudbiyo. 

TalkRemit waa hay'ad maaliyadeed oo si buuxda u sharciyeeysan, waxaana maamusho Maamulka Dhaqanka Dhaqaalaha (FCA) ee Boqortooyada Midowday (UK). 

Waxaan kaliya iskaashi la leenahay shirkadaha xawaaladaha sida wanaagsan loogu aaminay, sida Dahabshiil, oo adeegyo xawaalado ka waday Afrika muddo 40 sano ka badan. Sidokale, dhammaan wareejinta ay la gasho shirkadda 'TalkRemit' waxaa laga bixiyaa dammaanad 100% dib-u-celin lacageed ah, taasoo ku siinaysa xasilloonida xaga qalbiga.

Waa maxay inta ugu badan ee aan diri karo halki mar?

Lacagta ugu badan ee aad halki mar diri karto ayaa kala duwan, iyadoo kuxiran meesha aad udireyso, qaabka lacag bixinta dalka aad udireyso iyoo habka aad lacagta ubixneyso adiga diraya. Si aad u ogaato xadka lacag dirista, geli inta aad rabto inaad dirto, nidaamkeenu wuu ku wargalin doonaa haddii xadkaagu dhammaaday.

Transfer Worldwide
Globe

TalkRemit waxay dhiirrigelisaa corridor iyo xawaaladaha horumarinta dhaqaalaha

Waxaan u adeegsanay waaya aragnimadeena muhaajiriinta si aan u abuurno qulqulka xawilaada oo dhiiri gelino cadaalada bulshada iyo horumarka dhaqaalaha ee meesha aad daneyneyso.

TalkRemit waxa la asaasay sanadkii 2017 sababta oo ah waxaan aaminsanahay muhaajiriinta iyo kuwa aan Bangiyada lahayn’ inay u qalmaanin hab fiican oo ay ku taageeraan naftooda, Qoysaskooda, iyo Asxaabtooda ku nool Dalkoodii. Markii hore, dirista lacagtu waxay yeelanyso sugitaan dheer iyo khidmado culus iyo hab waan wanaagsanayn oo dhib badan.